Macluumaad

Tirada Guud ee Labaadhay

Inta cusub ee Labaadhay

Tirade Guud ee Kiisaska

Kiisaska Cusub

Kuwa Aad Ujiran

Inta Kabogsatay

Dhimashada Guud

Dimashada Cusub

Loading...

6da ficil


Gacmahaaga si joogto ah ugu maydh saabuun 20 ilbiriqsi


Gacmo
Dhaqitaan

Isticmaal xusulkaaga markaad qufacayso ama hindhiseyso


Ku dabool
Cududa

Weligaa ha taaban afkaaga, sankaaga iyo indhahaaga


Ha taaban
Wejigaaga

Had iyo jeer hubso inaad 2 mitir ka fogatid dadka


Fogaanshaha

Joog gurigaaga si aad u dhawrto naftaada iyo qoyskaaga


Fadhiiso
guriga

Adeegso maaskaro ka hor intaadan guriga ka bixin


Isticmaal
Maaskaro

Kheyraadka waxtarka leh

Lambarro taleefan oo faa'iido leh

Wac lambarada taleefannadan bilaashka ah si aad talo u soo jeediso oo aad u hesho macluumaad ku saabsan coronavirus Co-19

Maamulka Magaalada Addis Ababa

8335
952

Deegaan Soomaalida

6599

Deegaan Oromada

6955

Deegaan Tigree

6244

Deegaan Amxaarada

6981

Deegaan Shucuuubta Koonfurta

6929

Maamulka Magaalada Dire Dawa

6407

Deegaan Afar

6220